Heemaal News Network

Somaliland Oo Shaacisay Inay kala Badbaadisay Laba Diyaaradood Oo Isku Dhici-gaaray.

Maanta Abaaro 12:32 pm Africda Barri, Waxaa Diyaardda ay leedahay Qatar Airways duulimaadkeeduna ahaa (Qatari 6U) Oo ka Timid Dooxa kuna socatay (Entebbe) kuna Duulaysay Joog ah (38000ft) ay si khaldan usiiyeen Controllers ka Muqdisho inay korto 40,000feet. Waxay Diyaarada isku Dhici gaareen Diyaaradii Ethiopian Airlines Oo ka Saraysay.

Waxaa kala Badbaadiyay qalabka ku xidhan labada diyaaradood, Waxaad dhagaysan kartaa labadii kabtan oo wada hadlaya oo sheegaya in muqdisho qalab xumaaday ka siiyeen awaamiir khaldan waxayna balan qaaadeen inay gudbin doonaan warbixin (report) hayaddaha shaqada ku leh. Xafiiska Xidhiidhka ee Hayadda Duulista iyo Madaarada JSL.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Ciidanka Booliska Sool Oo Gacanta kusoo Dhigay Nin Qori Dad Shacab ah Ku Baadhanayey.

Heemaaln

Somaliya iyo Qatar Oo kala Saxiixday Heshiis iskaashi Oo Dhinaca Milateriga ah

Heemaaln

Ra’isul Wasaare Xamse Oo la kulmay Abdullah Salem una Mahadceliyay Dowladiisa

Heemaaln