Heemaal News Network

Wasiirkii Ugu Horreeyey Oo Is-casiley Maamulka SSC-Khaatumo.

Xogahayaha Amniga Ee Maamulka SSC-Khaatumo Mahamoud Yusuf ayaa isku Casilay xilkii uu ka hayay mamaulka.

Xogahayaha ayaa is casilaadiisa u sababeeyey In uu shaqadiisa ka wadi kari waayay Hogaamiyaha mamulka SSC-Khaatumo Sida uu qoraalkiisa Ku Xusay.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xassan Oo U Safray Qaahira

Heemaal

Madaxdii DFS iyo Dowlada Juboland Oo Qasriga Garaadka guud SSC ku Booqdey Laascaanood

Heemaal

Taliska Guud Ee Ciidanka Asluubta SSC-Khatumo Oo soo Saaray War-saxaafadeed.

Heemaaln