Heemaal News Network

Xildhiban Suleex Madar Xoosh Oo Galabta ku Geeriyooday Magaalada Boorama.

Allaha uu naxariisto Xildhiban Suleex Madar Xoosh ayaa galabta ku geeriyooday Magaalada Boorama.

Marxuumka ayaa muddo badan sodon sano ka tirsanaa golaha guurtida, waxaana uu marxuunku ka mid ahaa Astaamaha magaalada Boorama maadama uu ahaa dadkii Loogu yimid Magaalada Allaha uu naxariisto marxuunka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Shacabka Muqdisho Oo Aragtiyo kala Duwan ka Dhiibtay Heshiiska ay Somaliya la Gashay Turkiga

Heemaaln

Xil. Guruuje “Turkigu Awood Umalaha inuu Badda Somaliland ku Maamulaha Heshiiska Somaliya“

Heemaaln

Hargeysa Oo Lagu Jeex-jeexay Pasaporkii Somaliya

Heemaaln