Heemaal News Network

Itoobiya Oo ka Fikireysa Inay ka Laabato Is-afgaradkii ay la Galeen Somaliland

Dowladda Itoobiya ayaa ka fikiraysaa in ay dib uga laabato qorshihii ay hore u sheegtey in ay ku’aqoonsanayso’ Somaliland ka dib caadis caalami ah oo kaga yimi xiisadda ka dhalatay Heshiiska Badda Soomaaliya.

Sida ay uu qoray wargeyska dhaqaalaha ka faallooda ee Bloomberg, Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa u muujiyey Madaxweynaha Kenya, William Ruto in uu doonayo in uu “ka laabto” qodobada ugu badan ee heshiiskii koowdii Janaayo dhexmaray Biixi, si baa la yidhi uu u soo celiyo xidhiidhkii Dowladda Federaalka ee Soomaalida.

Ruto ayaa sidoo kale dhawaan la kulmay Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku celiyey in Addis Ababa dooneyso “ku darsi dhul.”

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Warbixinta Soomaliya U Gudbisay Qaramada Midoobay Oo Gilgishay Adisababa

Heemaal

Maraykanka Oo Wafti U Diraya Adisababa Kalana Hadlaya Xaalada Gobolka

Heemaal

Ilhaan Cumar Xilka Ma ku Weyn kartaa ka-hadalkii Heshiiska Badda Ee Itoobiya iyo Somaliland.?

Heemaaln