Heemaal News Network

Dowladda Somalia Gacanta ku Dhigtay Shabakad ka Dambeysay Weerarkii Hotelka SYL

Hay’adaha ammaanka ee dowladda oo gacanta ku haya galka baarista weerarkii Al-shabaab ka gaysteen Hotel SYL ayaa waxay shaaciyeen inay gacanta ku dhigeen 16 eedeysane oo ku lug lahaa weerarkaas.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa ku guulaysatay in ay soo qabato Abdinasir Daahir Nuur oo ahaa shaqsigii suurta-galiyay in magaalada ay soo galaan Gawaarida weerarka lagu gaystay sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay dowlada Somalia.

“Sidoo kale, dadka la qabtay waxaa ka mid ah ilaa iyo Afar eedeysane oo ku diiwaan gashan milkiyadda labada Gaari ee Khawaarijtu u adeegsatay weerarka Hotelka SYL” ayaa sidoo kale lagu yiri War saxaafadeedka ka soo baxay dowlada oo u qornaa sidatan hoose.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Sheeg Nambar Sireedka Telfoonkaaga ayuu Nafsadiisa ku Waayay”Dhacdo kale iyo Muqdisho

Heemaaln

21 Qof Rayid ah Oo Lagu Laayay Duqayn ka Dhacday Gobolka Sh/Hoose Oo Laga Qayliyay

Heemaaln

Nisa Oo Gacanta ku Dhigtay Gudoomiye ka Tirsanaa Alshabaab

Heemaaln