Heemaal News Network

Puntland Oo Aqoonsigii iyo Kalsoonidii kala laabatay Dawladda Somalia.

Dowladda Puntland ayaa Aqoonsigii iyo Kalsoonidii kala laabatay Hay’addaha dawladda Federaalka, inta laga helayo hannaan dastuur dhamaystiran oo Soomali heshiis kuwada tahay,Puntland-na qeyb ka tahay.

Dhammaan masuuliyiinta Federaalka ayaana loo adeegsaday madax hore, oo dawladnimadii lagu doortay katalaabsaday, sida ay sheegayaan go’aanada soo wajahan.

Tani waxay ka dhigan tahay in ay Puntland adeegsatay mid kamid ah qodobada dastuurkeeda oo u ogolaanaya u dhaqanka sidii dawlad madax banaan.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Tartan Cusub ka Daahfuray Muqdisho.(Sawirro)

Heemaaln

Xasan Sheekh “Anaga Oo Leh Badda Ugu weyn Afrika Suurta-gal Ma’ahan in aanan Laheyn Aqoon Badaha

Heemaaln

Khudbadda Madaxweynaha Puntland Ee Maanta Golaha Wakiillada Horgeeyay Xubnaha Golaha Wasiirada.

Heemaaln