Heemaal News Network

Daawo Sida Uu U Dhacay Dhul Gariir Ku Dhuftay Magaalooyinka Maraykanka

New York iyo magaalooyin ku yaal Xeebta Bari ee Mareykanka ayaa qiimeynaya saameynta dhulgariir naadir ah oo burburiyey calaamadihii taariikhiga ahaa iyo waddooyinka qaar dildillaacay.

Dhulgariirka oo cabirkiisu ahaa 4.8 ayaa dhacay 10:23 wakhtiga maxaliga ah (15:23 GMT), waxaana laga dareemayay Pennsylvania ilaa Connecticut.
Dadka ayaa sheegay in ay soo daateen dhamaan agabyadii saarnaa meelaha sare ee guryaha, isla markaana ay burburiyeen gidaarada. Saraakiishu waxay hadda samaynayaan qiimaynta saametnta ka dhalatay dhulgariirka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Diblamaasi Muddo 40 Sano ah Jaajuusayay Mareykanka Oo 15 sano Lagu Xakumay

Heemaaln

Madaxweyne Biden Oo u Hanjabey Benjamin Netanyahu

Heemaaln

Shiinaha Oo ka Digey Cawaaqib xumo ka Dhalan karta Haddii Mareykanku Tiktok xayiro

Heemaaln