Heemaal News Network

Akhriso Nuqulka Habraaca wax ka Bedelka Dastuurka Ee Maanta la Ansixiyay

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay nuqulka habraaca wax ka bedelka Dastuurka, waxa uuna ansixinta habraacan uu khilaaf ka dhax abuuray xildhibaanada labada Aqal.

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo madax katirsan maamul goboleedyada ayaa si weyn uga soo horjeeda ansixinta habraaca wax ka bedelka Dastuurka, waxaana ansixintan si weyn ugu ololeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkan ka Akhriso habraaca

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Jaaliyada Somalida Columbus Oo si Adag Uga Fal-celisay Bahdilkii Itoobiya ku Sameysay M/Xasan

Heemaaln

Sanatar Deeqo Cod-yare:-”Heshiiska aan Maanta Ansixinay waxuu Difaac u yahay Baddeena Awdal.

Heemaaln

Ciidamo Ajaaniib Ah Oo Dawlada fadalaaku Qorshaynayso In Ay Keento Dalka

Heemaal