Dowladda Oo ka Hadashay iney Hawada ka Celisay Diyaarad Caafimaad Oo Hargeysa ku Socotay
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hadashay war si weyn loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay baraha bulshada oo la xariiray in dowladda Soomaaliya ay hawada...
Mareykanka Oo ka Hor-yimid Qorshe Cusub Oo Uu Shaaciyey Raisul Wasaaraha Israel.
Maraykanku ma taageeri doono hawlgallada milatari ee Israa’iil ka damacsan tahay degaanka Rafah ee magaalada Gaza hadii aysan jirin qorshe dhab ah oo badbaadinaya in...
Nin Qof ku soo Dilay Mareykanka Oo ka Baxsaday Xabsiga Kenya
Nin kasoo baxsaday dalka Mareykanka ka dib markii lagu eedeeyay inuu dilay saaxiibtiis ayaa u suurtagashay inuu ka baxo saldhiga booliska Kenya. Kelvin Kangethe, oo...
Musharaxa Putin la Tartami lahaa Oo Laga Mamnuucay ka Qeyb-galka Doorashada Ruushka
Guddiga doorashada Ruushka ayaa diiday ninka la tartamaya Putin oo lagu magacaabo Boris Nadezhdin inuu u tartamo doorashada madaxtinimada ee Ruushka bisha soo socota. Mr...
Ciraaq Oo Qaadeysa Talaabo ka Dhan ah Ciidamada Mareykanka Ee Dalkeeda jooga
Ciraaq ayaa soo saartay digniin ku socota Maraykanka oo ay uga jawaabayso weerar xagga cirka ah oo gelinkii dambe ee Arbacadii ka dhacay magaalada Baghdad...
Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dadaalada Xabad joojinta Looga Hirgelinayo Dagaalka Gaza
Dhexdhexaadiyaasha heshiis iyo xabad-joojin ay suurtagal tahay in ay ka dhaqangasho Gaza, ayaa wali xusul-duub ugu jira ka miro dhalinta dadaallada ay wadaan, kaddib marki...
Beelwaynta Bahabar-Muuse Oo Shir Uga Furmay Deegaanka Lugfhaya.
Beel-waynta Bahabar Muuse Ee Aadan Iyo Maris Oo SHIR Uga Furmayo Deegaanka IDACADAYS Ee Degmada LUGHAYA Ee Caasimada 2aad Ee Gobalka Awdal Ayaa Beesha Bahabar...