Heemaal News Network

Beelwaynta Bahabar-Muuse Oo Shir Uga Furmay Deegaanka Lugfhaya.

Beel-waynta Bahabar Muuse Ee Aadan Iyo Maris Oo SHIR Uga Furmayo Deegaanka IDACADAYS Ee Degmada LUGHAYA Ee Caasimada 2aad Ee Gobalka Awdal Ayaa Beesha Bahabar Muuse Kaga Tashan Doontaa;

1. Xaaladaha Taagan Xiligan
2. Aayaha Mustaqbalka
3. Midnimada Tolka
4. Nabad-galyada
5. Horumarinta
6. Deegaanka
7. Iyo Dadka
8. I.W.M

Beel-waynta Bahabar Muuse Ee Maxamed Case ayaa shirkan uga kala imanaysa deegaanada soomaalida ee ay Beesha Bahabar Muuse ay degto. sida; Jabuuti, Ethiopia, Gobalada Somaliland iyo guud ahaan dunidda.

GUUL & GOBANIMO

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Banaanbax Wayn Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho

Heemaal

Mahad Salad & Dhigiisa Dalka UK Richard Moore Oo Qodobo Xasaasi ah ka Wada-hadlay.

Heemaaln

Mid ka Mid ah Ciidamada SSC Khaatumo Oo u Sacaba-tumaya Somaliland

Heemaaln