Heemaal News Network

Beesha caalamka Oo ku Dhegan Qodobo ka mid ah Dastuurka & Xassan Sheekh Oo Talaabo Qaaday

Wakiilada caalamiga ah ayaa dood adag ka keenay qodobada la xariira qiyamka bulshada, gaar ahaan 4 cutub ee Dastuurka Soomaaliya ee la ansixiyay

1– Diinta Islaamka (Diin kale laguma faafin karro ayay diidan yihiin).

2– ⁠Da’ada Qaangaarka (18 sano kayar lagama dhigi karro)

3– ⁠Dilka ciqaabta (Dil Toogasho ah in meesha laga saaro).

Beesha Caalamka ayaa ku adkeysatay, in qodobadaas aan sidii ahaayeen loo deyn karin, oo ay qasab tahay in lagu laabto.

Hayeshee, madaxweynaha Soomaaliya ayaa guddiga dibu eegista dastuurka ku amray in la qoro warqad lagu sheegay in qodobadaas dib loo eegayo Latashina lagalinayo, iyadoo Beesha Caalamka looga badalanayo in ay soo dhaweeyaan talaabadii Baarlamaanka qaaden, gaar ahaana qodobka doorashada qof iyo codka ah, oo ay 48 saac gudahood kusoo saarayaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Kolay Qabri-baa La wada Tagayaa Qolyaha Siyaasadow aad Ha la iskugu Tudho” Madaxweyne Biixi

Heemaaln

Soomaaliya: Biixi Wuxuu Boodhka Ku Qarinyaa Ficililadii Xumaa Ee Uu Ku Dhaqaaqay

Heemaal

Madaxweynaha Soomaaliland Oo Eedeeyn u Jeediyay Dawlada Somaliya

Heemaaln