Heemaal News Network

Boliska Cadaado Oo Gacanta ku Dhigay Odayaal iyo Dhalinyaro ku Eedeysan..(Sawirro)

Boliiska Degmada Cadaado ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 ruux oo masoomayaal ah ka dib howlgal ay ka sameeyeen dulleedka Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

Taliyaha saldhiga boliiska Cadaado labo xidigle Hussein Ahmed Xaashi ayaa sheegay in raggan lasoo qabtay ay in mudda ah kudaba jireen isla markaana ay ku guuleysteen soo qabashadooda.

Waxaa uu xusay in la soo qabtay iyagoo waxyaabaha maanka dooriya ku isticmaalaya deegaank Bali-higis ee banaanka Cadaado.

Ragga la soo qabtay oo la keenay saldhiga booliska Cadaado ayaa iskugu jiray odayaal iyo dhalinyaro maalin soonqaad isticmaalayey maandooriye.

Xidigle Hussein Ahmed Xaashi ayaa dadka falalka nuucaan ah ku guda jira digniin xoog leh u diray isagoo sheegay in cidii lagu qabto tilaabo adag ay ka qaadi doonaan.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Guddoomiyihii Deegaanka Damalle Xagarre Ee Gobolka Sanaag Oo la Dilay

Heemaaln

Booliska Somalia Oo Mar kale u Digay Shacabka Degan Xerada Dab-damiska Muqdisho.

Heemaaln

Shacabka Muqdisho Oo ka Hadlay In Dowladda Turkiga Lagu Wareejiyo Badda Somaaliya

Heemaaln