Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u soo jeediyay Itoobiya iyo Soomaaliya inay khilaafkooda xal ka gaaraan IGAD iyo AU, sidaas waxaa shaaca ka qaaday...
Hezbollah ayaa ku dhawaaqday in ay beegsatay goob iyo saldhig ay ciidamada Israa’iil ku leeyihiin meel u dhow xudduudda koonfureed ee Lubnaan, halka Israa’iil ay...
Falastiiniyiinta ayaa u arka Barghouti oo 64 jir ah, kana tirsan xisbiga Fatax ee Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas, in uu yahay kii beddeli lahaa Cabbaas...
Nin ku sugan gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka ayaa qirtay dambiga ah in uu gacan ku siiyay musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee laga guuleystay, in...