Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo loogu talo galay qarashka ku baxaya wareejinta mas’uuliyadda amniga ee ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya...
Shir deg deg ah oo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku yeesheen golaha fulinta ee maamulka Khaatumo ayaa laga soo saaray go’aanno muhiim ah...
Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya ,gaar ahaan kuwa ilaalada xeebaha ayaa dusha sare ee markab nuuca dagaalka ah oo ay leeyihiin Midowga Yurub ku qaatay tababar...
Ciidanka Qaybta Booliiska Gobolka Sool ee Maamulka SSC ayaa gacanta ku soo dhigay Axmed Diiriye Burcad oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool ee Maamulka...