Iyadoo laga walaacsan yahay in xiisadda u dhexeysa Iran iyo Israel ay kororto ayey safaaradda Mareykanka ee Israel xaddiday safarka shaqaalaheeda iyadoo Faransiiska ay kala...
Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in uu halkaasi ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya...
Saddex iyo toban qof ayaa la soo xiray kuwaas oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen dilka siyaasiga mucaaradka Itoobiya, Bate Urgessa, sidaasina...
Wasiiradda Arrimaha Dibedda Australia Penny Wong ayaa tibaaxday in dalkeedu aqoonsanayo dowladnimada Falastiin, si loo dardargeliyo dadaallada nabadda. Waxayse meesha ka saartay in ururka Xamaas...