Wasiiradda Arrimaha Dibedda Australia Penny Wong ayaa tibaaxday in dalkeedu aqoonsanayo dowladnimada Falastiin, si loo dardargeliyo dadaallada nabadda. Waxayse meesha ka saartay in ururka Xamaas...
Ergada Iran ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in haddii golaha amaanku cambaareeyo weerarkii dhimashada badnaa ee lagu qaaday qunsuliyadda Iran ee Dimishiq todobaadkii hore laga...
Dowladda Kenya oo taageero ka heleysa Jabuuti ayaa soo bandhigtay qorshe lagu soo afjarayo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweyne Ruto ayaa la wadaagey Madaxweyne Xasan...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh iyo Madaxweyne hore Shariif Sh.Axmed ayaa kulamo uga bilowdeen magaalada Nairobi, xilli Shariif uu muddooyinkii danbe si weyn uga soo horjeedey...