Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay, in wax ka bedelka dastuurka ay horseedi doonto kala taga midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Ilyaas...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa taageero u muujiyey Isra’il, xilli ay wajaheyso cabsi kaga imaaneysa Irsn oo laga yaabo in ay weertar aargudasho ah geysato....
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Daud Aweis ayaa sheegay in tallaabada ay DFS qaaddey ay jawaab u tahay falalka ka baxsan shuruucda caalamiga ee ay Ethiopia...
Ammaanka ciyaaraha Champions League ayaa sare loo qaadi doonaa usbuucan ka dib markii warbaahinta taageerta kooxda Daacish ay daabacday hanjabaaddo ka dhan ah goobaha ay...
kumanaan Falastiiniyiinta ah ee kusoo laabanayaan xaafada Khan Younis, ee Gaza, ayaa muuqaalada burburay ee magaaladooda ay u uqaadan l’ayihiin mid run ah. Waddooyinka burburay,...
Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujiyay weerarrada ba’an ee lagu beegsanayo dadka muslimiinta ah ee ku nool gobolka Axmaarada....