Heemaal News Network

Ciidanka NISA Oo Gacanta ku Dhigay Shabakad ka tirsan Al-shabaab (Sawirro)

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka tirsan al shabaab kuwaas oo ku howlanaa abaabulka qaraxyo iyo weeraro

War ka soo baxay Ciidanka NISA ayaa lagu sheegay in ka dib xogta shacabka ay ka heleen ay xubnaha shabakadaan ka soo kala qabteen degmada Dharkenley iyo degaanka Ceelasha Biyaha

NISA ayaa xustay in markii la soo qabanayey ay gacanta kula jireen abaabulka iyo diyaarinta falal amni daro.

Xubnahan ayaa hadda waxay laamaha amniga ku hayaan baaritaano dheer ah sida lagu sheegay warka ka soo baxay NISA oo ay baahisay warbaahinta DF.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Somaliland Oo Deg-deg Uga Jawaabtay Hadalkii Xildhibaan Maxamed Abiib Ee Hakinta Jidka

Heemaaln

Buugii Xasan Sheekh Muumin Oo Borama soo Gaaray “Waxuu Ahaa Abwaankii Sameeyey Riwaayadihii Ugu Saamaynta Badnayd”

Heemaal

Madaxwayne Xasan Oo Tacsiyeeyay Saraakiisha Imaaraadka Ee Lagu Dilay Muqdisho

Heemaaln