Heemaal News Network

Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba Ee Boorama Oo Waxbarashada Laga Caawinayo

Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa duruufo adag kala kulma inay helaan goobo waxbarasho, oo iyaga u gaar ah, hase ahaatee waxaa jira, dugsiyo ay door ka ciyaareen dad samafalayaal ah oo loo sameeyey inay si gaar ah waxbarasho ugu fidiyaan dadkan.

Dugisyadan ayaa waxaa ka mid ah Dugsiga Karaamo oo ku yaalla magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good ayaa waraystay Saleebaan Muuse Ducaale, oo ah khabiir bartay daryeelka dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kana mida dadka caawiya dugsigan.

Xigasho VOA Somali

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Wallaahi Lagama Qaadi karo Maayir Mooge Xilka, kuwii Xoolaha umada Cuni jiray ayaa…” Shacabka Hargeysa oo u hiiliyay Mooge

Heemaaln

Guri ku yaalla Hargeysa Caawa Mucaaradka Somalilad Go’aamo Adag ku Gaadheen. Waddani, UCID iyo Kaah.

Heemaal

Maraykanka Oo Meel-mariyay Sharci Dalka oo Dhan Looga Mamnuucayo TikTok

Heemaaln