Heemaal News Network

Somaliya Oo Madaxwaynaha Kenya Iyo Ciidamada U Dirtay Tacsida Taliyihii Ciidanka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Madaxweynaha, ciidamada qaranka iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya, kadib markii uu galabta shil diyaaradeed ku geeriyooday Taliyihii Ciidamada Difaaca Kenya Lt. General Francis Ogolla.