Heemaal News Network

Dowladda Oo Looga Digay inay Khatar Siyaasadeed iyo mid Amni ay Geliso dalka.

Siyaasiyiinta kala ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyrre iyo Cabdiraxmaan Cabsishakuur ayaa dhaliil u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya, iyagoo uga digay dawlada inay khatar siyaasadeed iyo mid amni galiso dalka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xasan Sheekh Oo si Adag Uga Hadlay wax ka Bedelka Dastuurka ay Farmaajo iyo Shariif…

Heemaaln

Barnaamij Caawa Lagu Qaban lahaa Boorama Oo Awood Lagu Joojiyey.

Heemaaln

Ciidamo ka Hadlay Hadalo Uu Xabsiga Hargaysa kasoo Dhex Diray Askari Milatariya Oo Sheegtay..

Heemaaln