Heemaal News Network

Puntland Oo Aqoonsigii iyo Kalsoonidii kala laabatay Dawladda Somalia.

Dowladda Puntland ayaa Aqoonsigii iyo Kalsoonidii kala laabatay Hay’addaha dawladda Federaalka, inta laga helayo hannaan dastuur dhamaystiran oo Soomali heshiis kuwada tahay,Puntland-na qeyb ka tahay.

Dhammaan masuuliyiinta Federaalka ayaana loo adeegsaday madax hore, oo dawladnimadii lagu doortay katalaabsaday, sida ay sheegayaan go’aanada soo wajahan.

Tani waxay ka dhigan tahay in ay Puntland adeegsatay mid kamid ah qodobada dastuurkeeda oo u ogolaanaya u dhaqanka sidii dawlad madax banaan.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Muuse Biixi ayaa la sheegay inuu xalay ciidamo geeyey Buurta Gacan Libaax .

Heemaal

Xasan Sheekh Oo Caawa Socod ku Maray Suuqyada Waaweyn Ee Magalada Muqdisho.(Sawiro

Heemaaln

Ra’isul Wasaare Xamse Oo Ammar Deg-deg ah kasoo Saaray Dil ka Dhacay Muqdisho

Heemaaln