Heemaal News Network

Faransiiska “Falasdiin Xaq Bay U Leeyihii Dal madax Banaan Oo Ay Helaan”

Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska, Stephane Sejourne, ayaa xaqiijiyay xaqa ay Falastiiniyiintu u leeyihiin inay helaan dal madax bannaan.

“Falastiiniyiintu waxay xaq u leeyihiin madax-banaani iyo dawladnimo,” Sejourne ayaa ku qoray X.

Waxa uu carrabka ku adkeeyay sida ay uga go’an tahay Faransiiska in ay daacad ka noqdaan ballan-qaadkii ay ku taageerayaan Falastiiniyiinta si loo gaaro yoolkaas.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Israa’iil Oo ku Dhawaaqday Inay Goosaneyso Qayb ka mid ah Danta Galbeed Ee la Haysto

Heemaaln

Israel Oo Khan Yonis Xoog U Duqaysay Iyo Shacabka Oo Ku Khasban In Ay Koofurta U Qaxaan

Heemaal

Gaza: Dad kusoo Noqday Goobihii Burburay Ee Khan Younis

Heemaaln