Heemaal News Network

Hanti dhowrka guud Ee Qaranka Oo soo Saaray Amar ku Socda Heyadaha DF


Xafiiska Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa amar ku soo rogay dhamaan heyaddaha dowlada Somalia kaasoo sheegaya in dhamaan dakhligaahy qabtaan heyaddaha bulshada siiya adeegyada kala duwan au ku shubaan qasnada dhexe ee dowlada.

“Dakhligu waa halbowlaha nolosha ee howlgalka, jiritaanka iyo shaqada dowladda, sidaas awgeed si dowladdu u hesho dakhli ku filan oo ay ku fuliso waajibka ka saaran bixinta iyo fududeynta adeegyada kala duwan ee dadweynuhu uga baahan yahay, dowladda waa in dhammaan Dakhliyada kala duwan ee ay qabtaan hay’adaha dowladdu ay si dhammeystiran u gaaraan Khasnadda dhexe ee dowladda,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Hantdhowrka guud ee qaranka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Maxaa ka soo Kordhay Xeerarkii Doorashooyinka Somaliland ee Khilaafku ka Taagnaa

Heemaal

Booliska Somaliya Oo Lagu Wareejiyey Bur dhacay Oo Dekeda Muqdisho Laga soo Dejiyey(Sawiro)

Heemaaln

Wasiirkii Ugu Horreeyey Oo Is-casiley Maamulka SSC-Khaatumo.

Heemaaln