Heemaal News Network

Hay’adda Duulista Rayidka ee Somaliya Oo Beenisay Sheegashada Somaliland Ee Maamulka Hawada.

War-saxaafadeed: Hay’adda Duulista Rayidka Somaliya waxay shacabka ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya. Hawada dalkeennu waxay leedahay magac soo jireen ah kaas oo la isticmaali jiray laga soo billaabi 1960; “MOGADISHU FLIGHT INFORMATION REGION (FIR).”

Diyaaradaha mara hawada dalkeenna waxay helaan mid kamid ah adeegyada ugu badqabka sarreeya adduunka, taas oo keentay in hawada Soomaaliya si heer caalami ah loogu aqoonsado heerka ugu sarreeya ee “Class-A Airspace.”

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Qarankeena Ma’ahan Iib Waana Difaacaynaa..”Madaxwayneha Awdal State Oo Gaaray Muqdisho

Heemaaln

Diwaan-galinta Shaqaalaha SSC Khaatumo Oo Laga Bilaabay Laascanood

Heemaaln

Golaha Wakiillada Puntland Oo Aqbalay Codsi Uga yimid Madaxweyne Siciid Deni

Heemaaln