Heemaal News Network

“Kalsoomida ayaan kala Noqoneynaa Netanyahu Haduu Weerari-wayo Rafah.”Wasiirka Amniga Israa’iil

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa cadaadis kala kulmaya xukuumaddiisa isbaheysiga ah si uusan uga tagin qorshaha weerarka Rafah ee koonfurta Gaza.

Wasiirka amniga qaranka midigta fog ee Israa’iil, Itamar Ben-Gvir, ayaa uga digay Mr Netanyahu in uu ka la laaban doono taageerada haddii aanu weerarku dhicin. Hadalkiisa ayaa daba socda ka bixitaanka ciidamada Israa’iil qaarkood ee koonfurta Gaza, taasoo wasiirka gaashaandhigga Israa’iil uu sheegay inay u ogolaanayso inay dib isu abaabulaan.

In ka badan hal milyan oo falastiiniyiin ah ayaa gabaad ka dhigtay magaalada Rafah, xulafada Israel oo uu ku jiro Mareykanka ayaa muujiyay sida ay uga soo horjeedaan weerarka lagu qaaday magaalada, iyagoo ka digaya masiibo bini’aadantinimo.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Yuhuuda Oo Ka Baxday Wadahadaladii Dooxa Ee U Dhaxeeyey Falsdiinyiinta

Heemaal

Golaha Wasiirrada Dagaalka Israa’iil Oo Kulan Deg-deg ah ka Yeeshay Weerar Uga Yimaada Iran.

Heemaaln

Mareykanka Oo Israel u Diraya Shixnado Hub ah Oo ku Kacaya $2.5 Bilyan

Heemaaln