Kenya iyo Itoobiya oo heshiis iskaashi kala saxiixday ayaa isla meel dhigey
“Waa in la ixtiraamo lana dhawro madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dawladaha, iyo in la diido isbeddellada ama faragelinta dawladeed ee aan dastuuriga ahayn iyo sidoo kale faragelinta hannaanka siyaasadeed ee gudaha dalalka Afrika”.