Heemaal News Network

Bankiga Itoobiya Oo Shaaciyay Magacyada Dadka weli la Maqan Lacagaha lala Baxsaday

Bangiga Commercial Bank of Ethiopia ayaa sheegay in dad badan ay si iskood ah usoo celiyeen lacagihii dhowaan lagala baxay bangiga.

Hase yeeshee wuxuu sheegay in ilaa 567 qof aysan weli soo celin lacagihii ay la baxeen. Bankiga ayaa maanta magacyada iyo akoonnada dadkan ku faafiyay online-ka, si loogu cadaadiyo inay soo celiyaan.

Ku dhowaad 15,000 oo qof ayaa si iskood ah usoo celiyay lacagihii “sida sharci darrada ahayd” loogala baxay bankigaas, sida uu sheegay bangiga.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Somaliya Deynta waxa Lagaga Cafiyey Dedaalka Puntland Aan ka samaynay..” – Wasiir Dhabancad.

Heemaaln

Taliyaha Guud Ee Milatariga Itoobiya Oo ka Hadlay Heshiishkii Badda, Fariina u Diray Ciidamada

Heemaaln

Diyaaradaha Ethiopian Airlines Oo Joojisay Duullimaadyadii ku Mari jirtay Hawda Somaliya

Heemaaln