Heemaal News Network

Madaxweyne Xassan & wafdi uu Horkacayo Oo lagu soo Dhoweeyey Jeddah (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jidda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, amniga, ganacsiga iyo iskaashiga miro-dhalka ah ee ay labada dal wadaagaan.

Soomaaliya iyo Sucuudiga waxaa ka dhaxeeya xiriir walaaltinimo oo qotodheer, iyada oo ay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed xasuusan yihiin garab istaagga ay u muujiyeen walaalahooda Boqortooyada, xilliyaddii adkaa.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Madaxweyne Cagjar Oo Magacaabey Wasiirro Cusub iyo Maayirka Magaalada Jigjiga.

Heemaaln

“Cali Xaamud Shirka Saaka Golohooga Waxa U Matalayey Godoomiye Fartoon…”Wasiir Buuni

Heemaaln

Soomaaliya oo Warbixintii Ugu Horreysay 34 sano kadib u Gudbisay Guddiga Xuquuqda Aadanaha Ee QM

Heemaaln