Heemaal News Network

Maxkamada Sare Ee Somaliland.Go’aano Kasoo Saartay Murankii Doorashooyinka.(Akhriso)

Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa maanta go’aan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku usoo gudbiyey isaga oo tixraacaya qoraalka Maxweynaha, Dacwadaasi oo nuxurkeedu ku saabsanaa waafaqsanaan la’aanta Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Duud ee Doorashooyinka iyo Diwaangalinta Codbixiyaasha Xeer Lr 91/2023.

Go’aankii oo dhamaystiran Hoos ka Akhriso.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Madaxwayne Cabdi Ilay Oo Xabsiga Adis-ababa Laga sii Daayay

Heemaaln

Dal Yurub kuyaalla Oo Maxkamadeenaya Nin Adeer u ah Madaxweynaha dalka Syria

Heemaaln

Maxkamada G/Banaadir Oo Mudeysay Xiliga Lagu Dhawaqayo Xukunka Ninkii Gubay Xaaskiisa

Heemaaln