Heemaal News Network

Ninkii Naagtiisa ku Gubay Muqdisho Oo Gacanta Lagu soo Dhigay

Ciidanka dowladda oo la xaqiijiyey inay gacanta kusoo dhigeen Ninkii Xaaskiisa Muqdisho ku gubay kadibna baxsaday.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sigidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.

Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii lasoo dhaafay ku raad-joogay eedeysanaha ayaa ugu dambeyn kasoo qabtay deegaanka Caad xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Somaliland Oo Sheegtay Inay Badbaadisay Masiibo Cirka ka Dhici Lahayd Aduunka-na.

Heemaaln

Puntland Oo Markale si kulul uga Hadashay Arrimaha wax ka Badalka Dastuurka

Heemaaln

Golaha Dhexe Ee SSC Khaatumo Oo Akhrinta 1aad ku Sameeyay Hindiso Sharciyeedyo.(Sawiro)

Heemaaln