10-kii mudane ee aan idiin sheegay inay qorshayaan xil ka qaadista maayarka Hargeysa oo soo bandhigay mooshinka ay saxeexeen. Sidoo kale waxa liiskan ku jira
Ciidamada amniga Puntland ayaa helay in ka badan 10 maydad oo ka tirsanaa kooxda Daacish iyo hubkoodii, kadib markii ay tageen goobihii uu Maraykanku duqeeyay
Taliyaha ciidanka gurmadka degdegga ee loo yaqaan RSF Jeneraal Maxamed Xamdaan Daagalo (Hemedti), ayaa qirtay in ciidankiisa ku guuldareesteen in ay sii joogaan magaalada Khartuum