Ra’iisul wasaare Xamse Oo sheegay in Xukuumaddu u Guuri doonto jiidaha hore dagaalka lagula jiro Al shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayay amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo howlgallada lagu ciribtirayo