Rasaas goos goos ah ayaa caawa weli laga maqlayaa hotelka Qaahira ee galbeedka Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan oo muddo 13 saacadood ka badan ay
Dowladda Uganda ayaa cutubyo ka tirsan ciidamadeeda kamandooska u dirtay dalka Koonfurta Sudan, kaddib khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, kaasi oo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho uga hor tagey qaar ka mid ah geesiyaasha Ciidanka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa muuqaal uu maanta baahiyey ku dhaliilay Dowladda Federaalka inay siyaasadayneyso dagaalka ka dhanka ah Al shabaab, halkii