Home
Page 119
Dal ka tirsan Yurub Oo $ 40 Milyan Ugu Deeqay Somaliya
Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Soomaaliya siinayso in ka badan $40 milyan oo gargaar bani’aadannimo iyo caafimaad ah, si wax
Shaqaale laga Eryay Wasaarada Caafimaadka Gobolka Awdal.(Akhriso Magacyada)
Shaqaalihii caafimaadka xarunta dhimirka ee magaalada Boorama, ayey wasaarada caafimaadka xukuumada Waddani ka eriday shaqadii. Warqad ka soo baxday Agaasimaha qaybta maanka ee wasaarada caafimaadka
Itoobiya Oo soo iibsanaysa Maraakiib Cusub Xilli ay Dadaal Ugu jirto inay Hesho marin Badeed
Sida ay sheegtay Shirkadda Maraakiibta iyo Saadka ee Itoobiya (ESL), Dowladda Itoobiya waxay dalbatay iibka lix markab oo cusub oo ganacsi, si loo xoojiyo rarka
Dawlada Somaliya Oo Shirweyne Caalami ah Uga Qayb-gashay Magalada New York.(Sawiro)_
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XJFS iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa kaga qeyb galay Magaalada New York furitaanka Shirweynaha caalamiga ah ee Komiishinka
Madaxweynaha Suuriya Oo Heshiis Rasmi la gaaray Taliska Ciidanka Kurdida SDF.(Sawiro)
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac ayaa xaqiijiyay guul siyaasadeed oo hoos u dhigaysa hubaanti la’aanta mustaqbalka Suuriya, kaddib heshiis rasmi uu waxyar ka hor uu la
Mark Carney Oo loo Magaacabay Raisul Wasaaraha dalka..
Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe ee Canada, Mark Carney, ayaa shalay loo doortay hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee Liberal-ka Canada, taas oo waddada u xaareysa
Madaxweyne Xassan Shiikh oo Safar Dibeda ah u Ambabaxay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin ku aaday maanta dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Villa Somalia kama hadlin safarka Madaxweynaha iyo