Home
Page 120
Somaliya Oo sheegtay in Xiriirka kala Dhaxeeya Imaaraadka waxba u Dhimeyn Casuumaadii Madaxweynaha Somaliland
Wasiiru dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Maxamed Cumar, Cali Balcad ayaa ka hadlay casumaadii iyo maamuuskii dhawaan dalka Imaaraadka Carabta loogu sameeyey
NEWS Muxuu yahay tartanka RW Xamse uu ka furay Muqdisho?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daah-furay tartanka Qur’aan Akhriska sanadlaha ah ee heer Qaran oo ka furmay Magaalada Muqdisho.
Puntland Oo si Adag u Beenisay Hadal ka soo yeeray Dowlada Somalia
Puntland ayaa si adag u beenisay in Hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gargaar bani’aadannimo soo gaarsiisay deegaannadeeda, waxayna ku tilmaantay hay’ad ay
Iran oo Diiday Qorshaha Masar ee Gaza mana Jiro Dal Kale, Walaac Xooggan ka Muujisay Hoggaanka Suuriya
Iran ayaa maanta si toos ah u diiday qorshaha Masar ee Gaza iyo maamul u samaynta dadka reer Falastiin oo Masar rabto laba dawladood oo
Hogaamiyaha SSC Oo Isbitaalka Laascaanood ku Booqday Dhaawacyadii Dagaalkii Shalay
Laascaanood, 08.03.2025:- Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa Cisbitaalka Guud ee Caasimadda ku booqday dhaawaca ciidanka halyeeyada ah ee ku dhaawacmay duullaankii ay
Aden Madoobe Oo Talaabo Qaaday Markii Xildhibaano Safar loo Diiday..
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaari doona caqabadaha
Abiy Ahmed Oo Furay Warshad soo Saareysa Diyaaradaha Dronska.(Sawiro)
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa daah-furay warshadda Sky Win Aeronautics ee soo saarta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee rayidka iyo ciidamada oo markii ugu horeysay
Daacuun Laayey Dad Boqol Qof ka Badan Oo ka Dilaacay Gobolka Niilka Cad Ee Suudaan..
Ku dhawaad 100 qof ayaa u dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka Niilka