Ciidamada Israa’iil Oo Xad-gudubyo ku Haysa Dadka ku Cibaadeysanaya Masjidka Al-aqsa
Dawlada Israa’iil ayaa dhigtay kumannaan ciidan ah waddo walba iyo isgoys kasta oo ka tirsan magaalada Qudus, halkaa oo baaritaan adag iyo xad-gudubyo lagu geysanayo