Faransiiska Oo Bixinaya Xogihii Sirdoonka Ee uu Maraykanka ka Joojiyay Ukraine.
Wasiirka Difaaca Faransiiska,Sébastien Lecornu ayaa shaaca ka qaaday inuu Faransiiskiisa bixinayo xogaha sirdoon ee ka caawinaya ciidanka Ukraine dagaalka ay kula jiraan Ruushka, kaddib markii