Safiirka Cusub Ee Hindiya loo Magacaabay Oo Warqadihii Aqoonsiga Laga Gudoomay
Danjiraha cusub ee dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya u soo magacawday dalka Hindiya, mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa ayaa maanta oo taariikhdu tahay 07/01/2025, ugudbiyay Nuqul...
Madaxweyne Erdogan Oo Faragelin ku Hanjabay Haddii Suuriya ay kala Qeybsanto
Madaxweynaha dowladda Turkiye Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in uu amri doono faragelin si looga hortago in Suuriya ay kala qeybsanto, digniintan oo si...
Puntland Oo Xadgudub ku Tilmaantay Deeq Uga timid Dowladda Federaalka
Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedla Puntland, ayaa si adag uga hortimid labo cagaf cagaf oo saambada beeraha ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya ugu deeqday beeraleyda ku...
Ruushka Oo Dagaal kula Wareegay Magaalo Muhiim u aheyd Ukraine
Ciidamada milatariga Ruushka , ayaa hormaro ka sameenaya dagaalka xooggan ay kula jiraan ciidamada Ukraine, waxa ayna Ruushka isku dayayaan in ay qabsadaan magaalooyin hor...
Wasaaradda arrimaha Dibadda Oo Digniin kasoo Saartay Deeqaha Bini’adamnimo ee la Siyaasadeeyo
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay inay ka hortagi doonaan deeqaha bini’adamnimo ee siyaasadeeysan, waxaana uu shaaca ka qaaday in Wasaaradda...