Weerar Lagu Dilay Dad Badan Oo ka Dhacay Maraykanka
Ugu yaraan 10 qof ayaa maanta ku dhimatay 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen,kaddib markii gaari uu jiiray dad ku sugnaa xaafad caan ah oo...
Wasiir Xoosh: Puntland waxay ku Maqan tahay Markii M/Deni Uu ka Carooday kursi uu Waayay
Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka doorashooyinka...
Beelaha Isaaq Iyo Ogaadeen Oo Xal ka Gaaray Dagaalkii Dacawalay
Beesha Reer Isaaq Ogaadeen iyo Beelaha Garxajis ayaa isla qaatay inaanay deeganadooda ku faafin colaadii ka dhacday Dacawaleey sidoo kale waxay ku heshiiyeen kuwada noolaanshaha...
Wax ka Beddelka Xogta Baasaboorka Somaliga Oo la Hakiyay
Qoraal goordhaw kasoo baxay hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa lagu shaaciyay in muddo saddex bilood ah oo maanta ka bilaabaneysa la hakiyay wax-ka-beddelka xogta...