Dowladda Soomaaliya ayaa saakay soo bandhigtay ciidamo la sheegay in ay katirsanaayeen kuwa Jubbaland, kuwaa oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka
Dhaqdhaqaaqyada mucaaradka ayaa u sheegay bulshada Suuriya inaysan jirin cid kala sooci karta muwaadinka Suuriya ee sunniga ama shiicada ah ee aan u hubeysnayn si
Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump ayaa Sabtidii ku hanjabay 100% canshuuro ka dhan ah dalal ka kooban sagaal dowladood haddii ay ku dhaqaaqaan inay
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto , ayaa ka dhawaajiyay in uu ka shaqeenayo sidii wadahadal u dhax mari lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo
Heyadda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa qaaday talaabo aan caadiga ahayn oo laga joojinayo dhammaan howlaha samafalka ee ay ka waday gobolka SSC-Khaatumo ee Soomaaliya. Tallaabadan