Xasan Sheekh Oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Madaxwaynayaasha Dalalka Bariga Africa.(Sawiro)
Madaxweynaha Jambuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey Shir-madaxeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), isaga oo bogaadiyey iskaashiga iyo horumarka