Muxuu Wasiirka Amniga Fartaag ku soo Arkay Matxafka Marshal Tito? (Sawirro)
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo weli ku sugan dalka Serbia ayaa maanta booqaday Matxafka Marshal Josip Broz Tito,