Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in wadaadkii caanka ahaa ee Imamka ka ahaa masjidka Xaramka ee dalka Sacuudiga Sheekh Sudeysi uu si iskiis ah u go’aansaday
Madaxda Soomaaliya, Itoobiya, Kenya iyo Uganda ayaa qorsheynaya inay yeeshaan kulan ay ku yareynayaan xiisadaha gobolka Geeska Afrika ee u dhexeysa Somalia iyo Itoobiya Sida
Xoogaga fallaagada Suuriya ayaa la wareegay “kala bar” magaalada labaad ee ugu weyn dalka ee Xalab, sida ay sheegtay kooxda la socodka xuquuqda aadanaha Suuriya
Madaxweynaha dalka Ukraine,Volodymyr Zelensky, ayaa markii ugu horreysay soo jeediyay qorshe xal u noqon kara dagaalka ka socda dalkiisa ayna qeyb ahaan ku qanci karto
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum),
Xisbiga AfD ee Jarmalka ayaa ballan qaaday in uu Jarmalka ka saari doono Midowga Yurub haddii uu ku guuleysto doorashada soo socota ee February. Xisbiga