Ra’iisulwasaaraha Poland Donald Tusk ayaa sheegay in guusha Donald Trump ee doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ay cawaaqib xub ku yeelan doonto ammaanka Yurub, balse wuxuu
Jabhadda Xoreynta Oromada (OLA), ayaa ballaarisay weerarrada ay ka geysanayaan gobolka ugu weyn Itoobiya ee Oromia, iyagoo tan iyo toddobaadkii hore 48 qof oo mas’uuliyiin
Jarmalka ayaa galaya doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay, kaddib markii ay burburtay dawladdii isbahaysiga lagu dhisay ee uu hoggaaminayay Ra’iisul wasaaraha dalkaa, Olaf Scholz, taasoo
Madaxa Nato Mark Rutte ayaa saaka la hadlayay warbaahinta ka hor shirka madaxda Yurub ee maanta ka furmaya Budapest. Isagoo tixraacaya ku lug lahaanshaha Kuuriyada
Mareykanka ayaa dhowr diyaaradood oo militari oo ay ku raran yihiin hub iyo saanad kale oo militari ka dejiyay Suuriya Hubkan ayaa la geynayaa saldhigyada