Home
Page 300
Askarigii Maanta Lagu Garaacay Baarlamaanka Oo Isbitaalka la Dhigay Iyo Taliska Boliiska Oo..(Sawiro)
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay falka ay qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS u geysteen askar ka tirsan ciidanka
Dacwad Oogaha Maxkamadda ICC Oo Dalbaday in la soo Xiro Hogaamiyaha Myanmar
Dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, Karim Khan, ayaa codsaday in la soo xiro hogaamiyaha militariga Myanmar, Min Aung Hlaing oo lagu eedeeyay in
Heshiiskii Xabad Joojinta Ee Israel & Xisbullah Oo Dhaqan galay
Dagaalkii Xisbullah iyo Israa’iil oo la soo gabagabeeyay ka dib markii ay dhaqan gashay xabad joojin la dhex dhigay taasoo ay wada shaqeeyeen dowlada Lubnaan,
Turkiga iyo Somaliya Oo kala Saxiixday Heshiis Cusub Oo ku saabsan Sahaminta Tamarta
Shirkadda Tamarta ee dawladda Turkiga, TPAO (Turkiye Petroleri Anonim Ortakligi) iyo Hay’adda Shidaalka ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahaminta kaarboon-carbon ee si
Turkiga Oo dib u Bilaabaya Mashaariic Dhismo Oo Muqdisho Laga Fulinayo
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alper Akta, iyaga
Maxkamadd Waaran soo Qabasho ah u Jjartay Eedeysane Axmed Madoobe.
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa soo saartay ammar ama waaran lagu soo xirayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe), oo dhawaan dib loogu doortay