Baarlamaanka Somaliya Oo Ansixiyay Xubnaha Guddiga Madaxabannaan Ee Doorashooyinka Qaranka
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhi wadajir ah, kaasoo ay ku ansixiyeen xubnaha gGuddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.