Home
Page 307
Dawlada Oo ka Hadashay Somali badan Oo ku Dhimatay Badda Madagaskar
Dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo tahriib u ahaa Jasiirada Mayoota, ayaa la sheegay in ay ku dhinteen badda Jadiiradda Madagaskar, kaddib markii ay ciladowday doontii
DFS oo Tallaabo Deg-deg ah Qaadeysa kaddib Musiibadii Dadka badan ku dhinteen
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed , oo tahriibayaal ahaa kuwaa oo laga soo badbaadiyay biyaha
Ciidamada Difaaca Puntland oo diyaar Garow dagaal galay iyo taliyahooda oo…
Ciidamada difaaca dowlad goboleedka Puntland , ayaa ku jira diyaar garow dagaal oo ka dhan ah kooxaha argagaxisada ah ee ku sugan buuraha gobolka Bari,
28 Qof oo Somali ah oo ku Dhintay labo Doonyood oo kula degay Xeebaha JJasiiradda Madagascar
28 qof oo ah muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa nolashooda ku waayay markii ay dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebaha waqooyi-galbeed ee jasiiradda Madagaskar. Wakaaladda
Sirdoonka Israa’iil Oo Howlgal Baaritaan ah ka Bilowday Gudaha Imaaraadka Carabta Markii
Hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ayaa la xaqiijiyay inay howlgal baaritaan ah ka bilowday gudaha dalka Imaaraadka Carabta , kaddib markii lagu waayay mid ka
Somalia oo Saxiixday Heshiiska Caalamiga ah Ee UNTOC.(Sawiro)
Wasiirka Arrimaha Dibedda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiiska ay Soomaaliya ku biireyso Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah Dambiyada