Jubbaland Oo Musharaxiinta Madaxweynaha ku Eedeysay Iska Hor-imaadkii Maanta ka Dhacay Kismaayo
Afhayeenka Ciidanka Booliiska Jubbaland, Dhamme Shukri Faarax Ducaale, ayaa xaqiijiyay in shaqaaqo ka dhacday maanta magaalada Kismaayo ay sababtay dhimashada hal askari iyo dhaawaca labo