Home
Page 310
Puntland Oo u Yeeratay Xubnaha ku Metela Goleyaasha Dawlada Fadaraalka
Guddoonka baarlamaanka Puntland ayaa ugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Puntland ku matala DFS inay kala soo qeyb galaan furitaanka Kalfadhiga baarlamaanka Puntland ee
Iran Oo Heshay Sir culus Iyo Mareykanka Oo ka Walaacsan.
Mareykanka iyo xulafadiisa sirdoonka galbeedka ayaa ka walaacsan inuu jiro isbahaysi sirdoon oo Ruushka iyo Shiinaha ay ku taageerrayaan Iran, kaddib markii la arkay dukumentiyo
Australia Oo Qaadeysa Talaabo ka Dhan ah Israel
Dhammaan 66 shati ee ay Australia hubka ugu dhoofin jirtay Israel billawgii dagaalka Gaza kahor, ayaa hadda laga fiirsanayaa in la joojiyo. Warkan waxaa maanta
Sargaal Ajnabi ah Oo ka Tirsanaa Daacish waxna ku Bartay Isra’il oo la Qabtay
Taliska Ciidanka PSF ee Puntland ayaa sheegay in ay hawlgal ciidan ku qabteen sarkaal ajnabi ah oo ka tirsan mileeshiyaadka Daacish ee ku sugan gobolka
Madaxweyne Xasan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Bujumbura (Sawirro)
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Bujumbura ee dalka Burundi, ka dib casuumaad rasmi
Dagaal ka dhacay Luuq, xili shalay heshiis la kala saxiixday
Dagaal ayaa maanta mar kale ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beelo wada dega halkaas. Maleeshiyooyinka Beelaha Gawaawiin iyo Macalin